Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Caatanimada ma la iska dhaxli karaa..?

(1/1)

Garmufo:
Bismilahi rahmani Rahim.

waxaan idin ku salaamaya salaanta islaamka Assalamu-aleykum Warahmatulaahi Wabarakaatuhu.
salaan kadib
hadaan su'aalaheega uguda galo: waxaan inbadan kudadaalaa sida aan ugaaga gudbi lahaa marxalada caatanimada
waxaan jaclaan lahaa in aad ii kala sharaxdaan caatanimada ma wax dabiici ahaa oo lakala dhaxla mise waa cudur.
sidoo kale waxaan jeclaan lahaa ?n aad ?gulla talisaan sidaan marxaladda Caatanimada aan uga gudbi lahaa.???

SomaliDoc:
Way jirtaa caatannimo salka ku hayso dhaxal, laakiin wixii faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan su'aashaada ka akhriso jawaab hore oo aan ka bixinnay su'aal tan la mid ah: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1710.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version