Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ilmo badan iyo adkaysi la'aan?

(1/1)

Hamdita:
Asc  Somali doctors ,         magacaygu waa Hamda Ali joogta somalia                                   muddo hada sannad ah waxaan isku arkay ilmo (tears )badan  oy sababtu tahay  adkaysi        la´aan hadi la i canaanto , la igu qoslo ama  qof is dagaalno anan ilmada cashen karin wakhtina igu qaadata in aan is dajiyo markaa doctor ma noqon kartaa xanuun maskaxeed maxaad se igu la talin lahayn si xaalada an ladnaano.

Mahadsanid .

SomaliDoc:
Caafimaad Alle ha ku siiyo.

Walaal astaamaha aad dareemaysid waa Niyadjab ee qoraalkaan ka akhriso astaamaha kale ay leedahay cilladaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=878.0

Waxaad u baahan kartaa la talin iyo waraysi si aad ula tacaashid culeyska nolosha, fadlan wixii talo kuu khaas ah nagala soo xiriir boggeena Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/messages/

Navigation

[0] Message Index

Go to full version