Author Topic: Su'aal: Waxaan isku arkaa fakar badan iyo ciriiri?  (Read 3241 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Suheyl

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan isku arkaa fakar badan iyo ciriiri?
« on: March 30, 2017, 03:29:40 PM »
asc marka hore marka xiga waxan idinkiga mahadcelinaa dadalkina.
waxan marmarka qaar isku arkaa fakar badan cabsi ciriri ama diiqa hadan qol ku jira oo bananka qof iga yeera waan isku naxa hadu telefoonka soo dhaca waan naxa  cod dheer hadan maqla waan naxa,horda la,an hadan hurda waxan kasoo kaca anoo dalan iyo madax xanun ayaan ka qada hadalka badan waa idhiba wayo madxa inanuna ,  hadan amusa waan ficnan waana marmar lee oon xunka ihaayo  markan sas noqda kadib waan galaa xalad adag oo ah ciil sa id ah, fakar sa id ah,  hadan dabaq fuula oon hoos firiya waan cabsanaa hadan ceel firiya waan cabsana  iyo warer. waxan kafikira wax aan iqusey iyo wax iquseyo lakin markas aan meshaba aalin sida nolasha qofki igu danbeey ooimada ama sheey agteyda yaalo sida lagu sameyay asalkisa iyo wax lamid ah
waxan aad ugu mashquula nolasheyda waxi aan so maray iyo mastqbalka idhiman , mastqbalka idhiman markan ka fikira waxa imoqda inan ahay rajalawe  mugdi inan waxkasta waayni doona  iyo inan nosha doorka aan kulaha gabidona #TUSALE AHAN# inan wey doona shaqa marka aan kashaqeyo .waan waaya farxada qosolka,waan caajisa dal fara badan ,cuna xuma,misankiga oo hos udhaca ,ilowsha saaa id ah ,fahmaka oo igu yarda qofan kasa ayan magacisa inan sheg muda igu qadane, shey
aan aqana hadi lii wey diiyo waa inan ka fakara oo an xasusta kadib ayaan shegikara. xasusta ma iga tagta lakin raadin ayey ubahnatahy.
MARKI IGU HOREYSAY OO AN ISKU ARKA waxey aheyd 2006  waxoowna ihaay xanunkan  muda 30 malmood ah  hadan qayasa, intaa waxi ka danbeey waxan isku arka xanunkas  sandki 2 mar ama 3 mar marmar 1mar. waxuuna ugu badnan ihaaya 6malin ilaa 25 malin inta udhaxeysaINTUU XANUNKAN IHAAYO WAXAN CUNA .DIAZPAM TB 5mg .antianxiety. walina dawa kala QADAN
 kadib waan ficnada oo cadi ayaan noqdaaa
ee xanunka waan fahmi waay
                                               i hope you best induction and solve               
                                                      thanks you




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan isku arkaa fakar badan iyo ciriiri?
« Reply #1 on: July 09, 2017, 09:04:31 PM »
Walaal astaamaha aad sheegtay oo idil waxaa leh xanuunka diiqada ama niyadjabka, waxaadne u baahan tahay latalin iyo waraysi, haddii aadan ka maarmin daawane dhakhtarka wuu kugula talin doonaa insha'llah.

Si aad fikrad uga qaadatid xanuunkaan, akhriso qoraalkaan oo safiican kuugu faahfaahin doona astaamaha aad tilmaantay oo idil: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,878.0.html

Haddii aadan diyaar u ahayn inaad dhakhtar la kulantid si aad ugala hadashid xanuunkaaga, waxaan kugu caawin kartaa talo iyo tusaaleyn, ka faa'idayso barnaamijka dhakhtarka la tasho ee nagala soo xiriir boggeena Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/messages/
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29305
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: "Sixirka" iyo jirada "schizophrenia" ma isku mid baa?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 29356
Last post April 20, 2015, 12:29:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan rabaa inan halkan idinku so gudbiyo dhowr xanuun?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10933
Last post January 09, 2016, 03:27:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10681
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan ahay nin dhalin yara ah Oo Ka Ganacsada iibinta Gaaska?

Started by Wiil.SoomaliyeedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6940
Last post March 18, 2016, 12:05:20 PM
by SomaliDoc