Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cilmibaarisyada cusub halkee ka helaa?

(1/1)

Khadar Ahmed:
 codsi dr. Waxan raba in la isheego meelaha ama website ugu feecan ee an kahelikaro, cilmibaarista cusub ee lasoosaaray,ama website ugu fiican ee laga helikaro cilmi baarista?

SomaliDoc:
Websiteyo badan oo lagu soo daabaco cimibaarisyada ugu dambeeyo dunida ayaa jira oo halkaan lagu soo koobi karin, waxaana ka mid ah midkaan: https://www.sciencedaily.com/

Navigation

[0] Message Index

Go to full version