Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay sunbayga?
(1/1)
Ayaan Apple:
suaal xanuunka somalidu u taqaan sunbayga wax jira mayahay? Haduu jiro maxa lo yaqaan dawadisuna maxay noqonaysa!
SomaliDoc:
Fadlan faahfaahin ka bixi astaamaha lagu garto xanuunka aad tilmaantay ama haddii magac kale oo loo yaqaano?
Navigation
[0] Message Index
Go to full version