Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ilko dawacado wax jira ma yahay?

(1/1)

Ayaan Apple:
Waxaan ilko dawaco u taqaan somalidu wax jira mayahay? Hadaanu jirin maxad kula talin lahayd hooyoyinka aaminsan?

SomaliDoc:
Jawaab faahfaahsan oo aan ka bixinnay su'aal tan la mid ah ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2700.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version