Author Topic: Su'aal: Lafaha lugaha illaa jilibka ayaa i xanuunayo?  (Read 5834 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Dagan Farhio

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Lafaha lugaha illaa jilibka ayaa i xanuunayo?
« on: April 01, 2017, 05:08:30 PM »
Asc Dr 
Waxan dareemayaa xanuun aan mudo sanada ihaya kaas ooah lafaha lugaha illaa jilibka iyo gacmaha illaa suxulka

:waqtiyada xanuunka iqabto

xanuunku waxa uuiqabtaa badana
* marka aan rabo inaan sexdo hamenki iyo duhurkii oo marbanan hurdada sexankarin kaar dartii    hadii aan hurdada kasookaco ooaan socsocdo xooga karkaa wuigayaran lkin mar uusaaid iihayo  waqtikasta way ixanuunan
*Wuxuu kaloo iqabtaa marka aan socod xooga dheer sameeyo
:Qaabka  laiiqabanayo

* mar waxad mooda in  wax iga soconayan gudaha lafta 
*Marna saaid ayay iidikaamayan   
*Cidiyahana hadii sas aan utaabto waxad mooda inay isoodhacayan     
Dhaakhatir badan oo dhakhatir guud ah ban utagay    lkin  wax cudura walaiga waayaaa markasta     
 
Marka Dr waxan doonaya  inaad igasoo jawabtaan    xanuunkan ihaaya       mahadsanidin

Allah waxan kabaryin inuu idinka abaalmariyo hawsha aad shacabka soomaliyed uhaysaan




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Lafaha lugaha illaa jilibka ayaa i xanuunayo?
« Reply #1 on: July 14, 2017, 07:57:36 PM »
Caafimaad buuxa Allaha ku siiyo marka hore.\

Marka xigta, waxaan jeclaan lahaa inaad noo sheegtid baaritaannada lagugu sameeyay, laakiin qaabka laguu hayo waxay u badan tahay cillad lafaha ama murqaha, ha ahaato in lafuhu laftirkoodu ay daciif yihiin oo calcium-ta ama fitamiin D-ga uu kugu yar yahay ama in xanuunka thryoid-ka oo isagane sidaa la dareemo inaad qabtid, waxaa kloo suuragal ah xanuunada roomaatiisamka la xiriira inay iyaguna ay jiraan.

Waxaad u baahan tahay waraysi dheeraad ah iyo in la fiiriyo baaritaannada aad samaysay si laguu siiyo talo sidaan ka faahfaahsan, sidaa awgeed waxaad toos iigala soo xiriiri kartaa boggeena Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: