Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Lugaha iyo gacmaha kabuubyo ayaan dareemaa?

(1/1)

Ali Abdikadir:
ASC Waad salaamantihiin bahda Somalidoc Salaan kadib
Dr Waxaan ka dareemayaa lugaha iyo gacmaha kabuubyo aan badnayn taas oo aan horay u dareemi jirin waxaan ka loo isku arkay dhidid badan  oo cagaha iyo gacmaha,Mararka qaar waxaan dareemi kiriir jirka ah.
Dr waxaan rabaa su,aasha in aad iga jawaabto
Mahadsanid

SomaliDoc:
Kabuubyada wax badan ayaa keeni kara ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1747.0
Si loo ogaado nuucaaga iyo astaamaha kale ee la socdo in lagu waraysto ayaad u baahan tahay ee igala soo xiriir barnaamijkeena Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/messages/

Navigation

[0] Message Index

Go to full version