Author Topic: Su'aal: Waxaan ahay hooyo uurki u horeeyay leh?  (Read 2426 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Athnaan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan ahay hooyo uurki u horeeyay leh?
« on: April 05, 2017, 08:41:26 AM »
Asc Somali Doc inbadan baan in salaamayaa pagekiina waa ku xiranahay waana inka faaiidaystaa ALLAHA inka ajarsiiyo,
Waxaan ahay hooyo uurki u horeeyay leh bishi todobaad baan galayaa waxaa I haysato hurdo la aan aan joogto ahayn mudo  badan anoo gabar ah baan isku arkay inaan bishi ama labadii biloodbo sadex ama labo habayn aan si fiican u seexan hada waayadan inti toban casho ah habayna waan seexdaa habayna ma seexdo waxaan u cabsaday ilmahayga yar iyo naftaydabo inaan wax ku noqdo waxaan marka maxa igula talin lahayd? Aniga iyo ilmahaygu hurda la aantaas wax ma inoo dhibaysaa? Please jawaab dagdag ah aan inka helo waan u baahi qabaa taladiina mahadsanidiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan ahay hooyo uurki u horeeyay leh?
« Reply #1 on: July 17, 2017, 12:48:40 PM »
Waa sida aad sheegtay hurdo la'aanta ama hurdo xumida uma fiicna caafimaadka qofka khaasatan hooyadu marka ay uur leedahay, ka akhriso link-gaan waxyaabaha keeno hurdo xumida iyo talooin kuu sahli kara inaad hurdo raaxo leh heshid Ilaahay idinkiis: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2045.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25939
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 48033
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29566
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24925
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35454
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc