Author Topic: Su'aal: Timaha oo qaybta fooda ka khafiifay?  (Read 4625 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mxmd111

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Timaha oo qaybta fooda ka khafiifay?
« on: April 05, 2017, 01:41:00 PM »
asc Dr waan ku salaamay waan kaaga mahadcelinayaa caawintaada dhanka caafimadka ah eed mar walba la garab taagan tahay bulshada somaliyed intaas ka dib su.aal ayaan qabaa waana sidan
dr mudo ilaa 3 sano ah ayey timahaygu go.aan waliba qaybata hore ee fooda xoogaa familkuna waxay leeyihiin bidaar marka ma laga hortagi karaa wax dawo kaalmaati ah oo la qaato ma jiraan
suaasha 2aad. dr saliido la isticmaalo ayaa jira ayaan maqlay wax ma ka taqaanaa maxayse qabtaan thnks allot




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Timaha oo qaybta fooda ka khafiifay?
« Reply #1 on: July 17, 2017, 01:04:13 PM »
Timaha oo foodda hore ka daato waa bidaar bilawgeed khaasatan haddii ay qoysku dhaxal u leeyihiin, bidaarta daawada loo isticmaalo waa midda cudur ahaanta u timaado, ka akhriso halkaan qoraal kuu kala sharxayo farqiga u dhaxeeyo labada bidaar: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5726.0

Qaabka lagu xalliyo bidaarta dhaxalka ah waa in tinta la beero, ka baro halkaan qaabka loo beero iyo warbixinno dheeraad ah: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7624.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Joogto U Xiirida Timaha Madaxa, Dhib Miyaa Ka Imaan Kara?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17221
Last post January 29, 2012, 12:07:55 PM
by SomaliDoc
Daawada Indhaha: ma loo isticmaali karaa soo nooleynta Timaha daatay?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 11966
Last post January 02, 2013, 10:07:40 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Daawooyinka lagu rifo timaha wax dhib ah ma keeni karaan?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 22929
Last post April 24, 2013, 01:33:28 PM
by CilmiSabca
Su'aal: Timaha garkeeyga ayaa waxaa kujiro timo gaduudan?

Started by AshomBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4252
Last post January 23, 2016, 02:26:10 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Qasilka Oo Jirka & Timaha La Marsado, Faa'iido Ma Leeyahay?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 30110
Last post November 02, 2011, 02:11:17 AM
by CilmiSabca