Author Topic: Su'aal: Korriinka xiniyaha iyo Vericocele ka?  (Read 3503 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline M.Amigo

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Korriinka xiniyaha iyo Vericocele ka?
« on: April 05, 2017, 02:27:30 PM »
Asc dhakhaatiirta sharafta leh,  waad ku mahadsan tihiin caawinta aan xadka lahayn ee aad u fidiseen ummada soomaaliyeed. Waxaa 2 sano ka hor la igu sheegay cudur la yiraahdo Vericocele third grade. Wuxuu igu dhacay oo aan anigu dareemay markaan jiray 14 ilaa 15 sano.  Hadda waxaan jiraa 20 sano. Mudadii uu igu dhacay ilaa hadda ma dareemin koriin ku dhacay xiniyahayga. Ultrasound ayaan isi saaray, volume ka xiniyahaygana waa 8cc left iyo 7cc right. Markii la hubiyey hormoonada iyo semen analysis ka waxay soo saareen normal.  Semen analysisku waa 3ml, 46million/ml, iyo 60% aad ayey u ordayaan. Diktoore arrintaan maxaa sababi kara. Runtii dhakhaatirtu arrintayda aad ayey ula yaabeen.
Mahadsanid.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Korriinka xiniyaha iyo Vericocele ka?
« Reply #1 on: July 21, 2017, 07:25:06 PM »
Haddii hormoons-ka iyo shahwadu labaduba ay Normal yihiin, waax aad ka welwelshid ma lahan, umana baahnid in qalliin lagugu sameeyo.
Akhriso qoraal aan ka diyaarinnay cilladaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal:- Heer Dherarka Xiniyaha la'orankaro waa Xannuun?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7198
Last post June 20, 2011, 01:25:57 PM
by SomaliDoc
Su'aal: cuncun xiniyaha ah waliba habeenkii badanaa?

Started by IslamBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3045
Last post March 30, 2016, 02:34:45 PM
by SomaliDoc