Author Topic: Su'aal: Finan yaryar oo jidhka ah?  (Read 2566 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Sirsalmaan77

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Finan yaryar oo jidhka ah?
« on: April 09, 2017, 07:16:58 AM »
Asc Somali doctors.
Waxa aan leeyahay Finan yar yar kuwaas oo badankooda ku yaala bowdyaha ,marka aan tuujiyo waxa ka yimaada biyo oo kle ,sidoo kle waxa ay iga soo baxeen xiniinyaha oo cun cun aad ubadan igu sameeya waana xoqaa ,takhtar waan u tegey lkn weli waa jiraan,xiniinyuhu waxa ay yeeshaan xuub mar marka qaarkood ,sidii wax gal dhacaya oo kale ,hadda finanku waxa ay kusii fidayaan jidhka qaybihiisa kale .
Muxuu yahay Cudurkaasi ,sideese loo daaweeyaa.
Mahadsanid.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Finan yaryar oo jidhka ah?
« Reply #1 on: July 24, 2017, 01:24:36 PM »
Finanka iyo isbadallada maqaarka ku dhaca waxaa lagu gartaa aragti, haddii aad soo diri kartid sawirradooda, nagala soo xiriir boggeena Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Maxaa keena inuu sanka korkiisa finan yar oo malax ku jirto kasoo baxo=?

Started by CfatahBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 23505
Last post June 16, 2009, 10:44:01 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Finan iiga soo baxa indhaha hosta iyo korkoda?

Started by ChoukriBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5718
Last post March 30, 2015, 04:06:00 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cuncun aad u daran finan kena markan xoqo?

Started by CiiltireBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3115
Last post September 04, 2016, 07:38:04 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xubinta taranka waxaan ku leeyahay finan yayr?

Started by Walal somaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6152
Last post December 04, 2018, 07:36:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keena finan yar yar oo wajiga ka soo baxay?

Started by RaaliyoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17392
Last post February 01, 2010, 09:46:40 PM
by SomaliDoc