Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay cudurka Fangas?
(1/1)
Ashom:
Waa maxaay cudur ka fangas???
Hadii aad Google ku qorto fungus between toes ee doorato images waxa kuu Soo bixidoono o kale ayaa farta iyo suul ka inta u dhaxeeyso iiga Soo baxay ..waa qalaf san yahay oo adeeg ah sidii roqor hadii latuujo waa xanuuun saa'id ah ..
SomaliDoc:
Fangas waa jeermis ka mid jeermisyada keena caabuqa, wuxuu ku dhacaa badanaa maqaarka khaasatan meelaha huurka ah ama qoyan sida faraha dhexdoodak, kan faraha ku dhaco horay ayaan uga hadalnay ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7069.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version