Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Jeex jeexa jirka markii cayilka dhaco?

(1/1)

Deka dagan:
Asc salan ka dib Dr aadbn ugu mahad naqaya allah haka abaaaliyo dedaaalkaga aad umada uga faaaideynaso 

Suashayda waxa weeyi waxan rapa in layga jaahil saaro jeeex jeexa jidhka ku imaado qofkma marku miisankiisu dhaco amaba kordho waxa keena iyo siyaabaha loogu dawayn karo

Thnx

SomaliDoc:
Jawaabta su'aashaada oo faahfaahsan ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4786.0.html
Horay ayaan uga hadalnay waxyaabaha keeno iyo siyaabaha loola tacaalo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version