Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Riin habeenkii markaan uurka lix bilood dhaafo?

(1/1)

Dahabo67:
asc dhaqtarka waxan isku arka markan uur yesho o lix bilood garo ila inta ka dhalayo riin habenki markan jifo

SomaliDoc:
Wax xanuun ah miyaa dareentaa? cadaadis ama neefsashada oo ku dhibto uurka dartiis ma jiraa?

Navigation

[0] Message Index

Go to full version