Author Topic: Su'aal: Waan cuslaaday, naasahane way i weynaadeen?  (Read 5897 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline CAGASAXAR

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waan cuslaaday, naasahane way i weynaadeen?
« on: April 13, 2017, 11:08:38 PM »
Waxaan akhristay cilada naaso bararka raga lkn waxan jeclaa in laiifaideyo anigu waxay igashay wax laf ahana markan qaan garka nowday 15sano hada waxan jira 22 sano awal ayado yar ayay igu taalay inbadan ayaan damcay inaan sidi dhaqanka ahayd iskaga jabiyo oo ah in laisku dayo in la burburiyo lkn markan xanuun daremay ayan iskadayay hada mudo sanad laga joogo ayaan yara cusladay way iweynaden suashayda waxay tahay riixidaas iyo burburintaas aan iskudayayo masii waynayn karta??? Sidoo kale qaab farsamo oon kubaabin karo majirtaa Kheyr Allaha idin siiyo




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waan cuslaaday, naasahane way i weynaadeen?
« Reply #1 on: July 29, 2017, 04:24:59 PM »
Burburinta iyo riixriixitaanka naasaha dhowr dhib ayaa laga dhaxlaa oo ay ka mid yihiin: in naasuhu sii bararaa, caabuq qaadaan, muruquhu dhaawac gaaro ama qanjirrada naasaha ay cilladi kale ku dhacdo, hadduu cayilka sabab u yahay naaso bararku waa in cayilka la ridaa, wayna jir dad baruurtu ay ka gasho naasaha oo ka cayilo, haddii cillad kale ay jirto oo dhinaca hormoonnada ahne waxaa jiro daawooyin loo qaato ama qalliin ayaa lagu sameeyaa ee fadlan dhakhtar la xiriir.

Naaso bararka lagu arko ragga horay ayaan uga hadalnay, qofkaan akhrisan link-gaan haka daalacdo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5855.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waan naxaa markaan hawl aanan hore u qaban jirin qabanayo?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7125
Last post October 05, 2015, 11:40:31 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Hore iyo imika wakhtiyada qaar waan kacsadaa balse........?

Started by CaaqilBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17762
Last post December 27, 2010, 07:13:31 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hilibka ariga wax dhan waslad waan ku xanuun sadaa?

Started by Diihaal GuutoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 6671
Last post March 02, 2016, 01:48:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Gaas ayaan qabaa, qabawne waan iskaga baqay?

Started by Awil5Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6898
Last post October 10, 2017, 09:05:34 PM
by CilmiSabca
Su'aal: Imtixaanka markaan naxo waan biyo-baxaa?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7126
Last post May 16, 2015, 04:38:30 PM
by SomaliDoc