Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cassava ma qaadan karaa?
(1/1)
Qureesh2016:
Cassava ma qaadan karaa?
SomaliDoc:
Cassava, afka soomaaligane lagu dhaho "Moxog" waa geed jiridkiisa una eg bataati macaanka, wuxuu maxoga ka kooban yahay Carbohydrate oo ah qeyb ka mid ah nafaqada jirka, cunno ahaan ayaa looga cunaa wadamo badan oo Afrika ka mid ah oo ay soomaaliya ku jirto, wax dhib ah ma keeno cunitaankiisa inkastoo borotiinka iyo nafaqooyin kale ay ku yar yihiin sidaa darteed waa inaadan kaligeed cunno ahaan ugu tiirsanaan.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version