Author Topic: Su'aal: Waxaan qabaa cudurka baabasiirka?  (Read 7202 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Salmaam

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan qabaa cudurka baabasiirka?
« on: April 14, 2017, 07:28:12 PM »
Dr  marka hore asalaama calaykum

Dr waxaan qabaa cudurka baabasiirka mudadaan ama mar mar baa dabada  ama futada qaybta saxarada waxaa IGA yimaado malax cad oo u eg shahwada iyo xoor mar Marna waxaa IGA yimaado dhig Dr

Dr talo isii ama dawo ii sheeg baaba siirka aan qabo waa midna gudaha ah




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan qabaa cudurka baabasiirka?
« Reply #1 on: July 29, 2017, 04:31:44 PM »
Baabasiir way noqon kartaa, xanuun kalane wuu noqon karaa, si aad faahfaahin uga heshid waxyaabaha lagu kala garto iyo qaababka loo la tacaalo, fadlan daawo video-gaan oo aan si faahfaahsan ugu sharxay:
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26268
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 48384
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29953
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25225
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35755
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc