Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan doonaya inan kordhiyo miisaankeyga?

(1/1)

Fahad caydid:
Wlo waan ku salaamay
Salaan ka dib anigu waxan ahay wiil dhalin yaro ah oo 17jir miisaankeyguna waa 43kg markaa waxaan doonaya inan kordhiyo miisaankeyga ama aan isnaaxiyo aad iyo aad ayaan caato u ahay wiliba si xadhaaf ah
Markaa sidee isku naaxiya anigoo helin cunto isku dheelitirneen(balance diet) iyo bilaa jimicsi???

SomaliDoc:
Waa muhiim inaad hesho cunno isu-dheelli tiran si aad u naaxdo, fadlan akhriso talooyinka ku xusan qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1710.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version