Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Qaliin lagu sameyey hooyo somaliyeed?

(1/1)

Moha Yare:
Walaal waxaa layga qalay endometrioosi marka waa kan  caloosha la dalooliyo marka magiiciisa waaa laation vatsakalvon
Waa wadankan joogo waxay ku yiraahdaan
Marka waxaan rabaa inaan ogaado inay saamayn ku yeelankarto uurqaadista
sanad ka hor ba la igu sameyey qaliinkan waqtigas kadibna uur ma qaadin
Muhimadeyda ay waxay thy inaan ogaado qalinka laygu suubiyay ma igu yeelankaraa saamayn maxaanse u baahankaraa caawin alle ayaa wax caawiye ilmana bixiyo dadaalkana ma xumo insha allah
wa mahadsantihin

SomaliDoc:
Xanuunka lagaa qalay laftirkiisa ayaa ka hortaga uurka, qalliinkuna waa qaab ka mid ah siyaabaha loola tacaalo, marka lama dhihi karo qalliinka laftirkiisa ayaa dhib kuu keenay, si aad u ogaato faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan xanuunkaan iyo qalliinka lagu sameeyaba ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2088.0

Wixii faahfaahin warbixintaada ka dhiman ama aad u baahan talo khaas ah igala soo xiriir bogga Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/

Navigation

[0] Message Index

Go to full version