Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Faaidada hurdada?
(1/1)
C.casiis abiib cismaan:
Asaalmu calykum aadban u salamy Dr iyo dadka kelba waxaan rabaa inaan Drka suaalo faaidoyinka hurdada
Marka labaad maskaxdeenu intynu hurudno miyay shaqysaaa mise ma shaqayso mahadanid
SomaliDoc:
Faa'idooyin badan ayaa laga helaa hurdada, ka baro qoraalkaan waxa ay yihin, inta la rabo qofka inuu hurdo iyo dhibaatooyinka dhafarka laga dhaxlo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6186.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version