Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dilaac faraha lugaha dhaxdoda ah?
(1/1)
Ayanle4383:
Asc dr wanku samalay waxan kaga mahadcelinaya si wacan oo ad su.Laha logu so jawabeyso..
Su.asheyda waxa ay tahaY maxa sababa faraha lugaha inta u dhadhaxeysa oo jeex jeexma labadadii farba oo lugaha ah dhaxdoxa weey jeexme mesha jeexantana waa cadaan...
Mahadsanadiin somali.doc
SomaliDoc:
Qoraal gooni ah baa xanuunkaan ku faahfaahinnay hadda ka hor ee ka gal link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7069.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version