Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Hadii xaaskaagu nooca dhiigeeda uu yahay (O -ve)?
(1/1)
Amjaad2:
Asc wr wb wxn slmya dhakhatirta sln kdb wxn rba su al inan idin weydiiyo .
Wxn mqly hadii xaaskagu nooca dhiigeeda uu yahay (O minus ) adna aad tahay (O plus) uur majiri doono arinkas bal wx iiga sheega si cilmiyaysan . Rin iyo been thanks
SomaliDoc:
Taasi waa fikrad khaldan, uur way qaadi kartaa haweentu laakiin waa in la siiyaa dhalmada ka dib cirbad taasoo ka hortagayso in dhiigga hooyada iyo dhiigga uurjiifka aysan is diidin mustaqbalka maadaama uu dhiiggooda kala duwanaan doono. markasta oo ay hooyadaani dhalayso waxaa la siiyaa cirbadda loo yaqaano "Anti-D"
Navigation
[0] Message Index
Go to full version