Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhibaatoyinka Cadayga ilmaha yar?

(1/1)

Ceynte114:
Assalamu Alaikum Dr. Magaceygu Waa Zaki Ceynte ,jooga magalada Mogadishu. Dr. Waxan wax kaa weydiinaya ilmaha yar markii ey ilkaha usoo baxaan markiiba  maloo cadeyn karaa mise waxa jiro xilli ugaar ah? Tan kale waxan in badan arkay ama ba aan baaray ilmaha marki ey yaryihin haddii waalidku u cadeyaan afka kadibna ey ka joojiyaan  waxa dhacda in ilmaha yar afkoodu soo uro. Maxa sawaba taas Dr? Ma jirtaa se xilli sax ah oo ilmaha u cadeyn karayan waaliddiintu?
Mahadsanid Dr. Waxan Allah ka rajeynaya inuu kuu sahlo kuna fahansiyo Su'aasheydas si aan annagana kaaga faa'ideysano Inshaa'Allah.

SomaliDoc:
Su'aalahaasi waxaa looga jawaabay qoraalkaan ee akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=741.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version