Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Hurdada dhararti oo naqasku igudhago?
(1/1)
Shuaib Osman:
Inan saxibkaya waxa uu leyahay duhurki wax aan arkayo ayaaa igufadhaysanayo naqasku uu igudhagaya wan xarbinaya waxan tosaya ano hadlikarin oo nefturayo naxsana ilaaa yarantaydi uihaysta handan marka ayar ugulamo ama isrogo u igusolamaya ilayo kaco ondhaqdhaqaqo mahe dictoc dhibatan kuqaba maxa ladhaha mana ladawayn kara maxad igula talinlahayd tnks
SomaliDoc:
Cilladaas waxaa loo yaqaanaa "Sleep paralysis", faahfaahinteeda ka akhriso link-gaan iyo astaamaha lagu garto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7649.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version