Author Topic: Su'aal: Waxaan ahay hooyo Uurki u horeeyay leh?  (Read 3959 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Athnaan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan ahay hooyo Uurki u horeeyay leh?
« on: April 24, 2017, 09:18:00 AM »
Asc Somali Doc labo mar su aalo in waydiiyay iimana iidan soo jaawaabin please tan hala iiga soo jawaabo,
waxaan ahay hooyo Uurki u horeeyay leh bishi todobaad baan ku jiraa mudo hada bil laga joogo ayaan la kulmay hurdo yari habenki inaan 2 hours ka badan seexan karin ma garanayo cilada I haysato cunada caadi baan u qaataa problem kale ima haysto nolashayda happy baan ku ahay marka waxa kaliya ah oon u baqayaa waa ilmahayga cilada hurdo la aanta ah intaan gabadha ahaa baan isku arkay balse bishi labo ama sadex habayn unbaan arki jiray marka maxa igula talinaysaa please ii soo jawaaba




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan ahay hooyo Uurki u horeeyay leh?
« Reply #1 on: September 04, 2017, 08:36:54 PM »
Bilaha ugu dambeeyo ee uurka waa la dareemaa hurdo la'aan laakiin maadaama aad ii sheegtay in adigoo gabar ah aad isku arki jirtay hurdo xumida, halkaan ka akhriso qoraal ka hadlayo waxyaabaha keeno hurdo la'aanta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2045.0

Waxaa kaloo muhiim ah in aad akhrisatid qoraalkaan oo ka hadlayo cilladaha ay hooyooyinka uurka leh isku arkaan iyo qaababka loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1203.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25773
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 47838
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29399
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24772
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35227
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc