Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Shahwada oo kadis iiga timaada?
(1/1)
Gaalodiis:
Asc somalidoc aad baan idiinkugu mahad naqayaa had iyo jeer talooyinka caafimaad kaa oo nasiisaan thanks a lot
Wllayaalow waxaa jirta gabar xirir naga dhexeeyo mudo 7 bilood ah had iyo jeer waan isla hadalnaa qoftaaa lkn maal mahaan danbe waxaan isku arkay xanuun ah
Hadii anoo gabadhaa lahadlaya nin ka ag hadlo ama aan si kale u kala xanaaqno waxaa markiiba iga imaanaya
shahwada mana ceshan karo kaliya waa markaan qoftaa isku xanaaqno
SomaliDoc:
Arintaasi way jirtaa, waxaana loo yaqaanaa "Biyo-baxa welwelka" ah, waxayna ku dhacdaa si kadis ah sida aad hadda tilmaantay oo kale, waxay kaloo ku dhacdaa mararka qaar dhalinyarada ka naxdo imtixaanka, horay ayaan u faahfaahinnay arintaan ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5774.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version