Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Fikirkeyga dadka uma soo gudbin karo?
(1/1)
Khadar Ahmed:
Su,aashaydu wasidan:ardayban ahy ddabeecadban leeyahy markaan is idhaa dadka wax usheeg ama fikirkaga sogudbi way igu adagthy waxn dareema dhidid badan iyo markaan hadlayo gariir ad ubadan,marka dr xaladas sideen ku daweenkara ama maad talo isiin lahayd inaan sameeyo adban uga murugsanahay??
SomaliDoc:
Waa arrin dadka qaar ku dhacdo, waxaana loo yaqaanaa "Ka cabsashada la hadalka bulshada", qoraal hore ayaan ku faahfaahinay waxyaabaha keeno iyo siyaabaha looga gudbo ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7467.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version