Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanun xaga dhabar ka ah?

(1/1)

Xilwa abdi:
Asc Dr waxa aad iwalwaliyay temperature ka jirkaygu  wa Zaid heer qofka itabta u gubanayo waxan Kalo  darema xanun dhabarka ah iyo qoyaan iyo inkorkoo Dhan laiga didayo  waxan gursaday 2bil kahor waxan isku arkay in shahwadi ninkayga ay iga so dadanaysa galmada kadib arintaas madabici baa mise waxba jira?

SomaliDoc:
In shahwada ninkaaga ay kaa soo daadato waa arrin dabiici ah, astaan uma ahan wax xanuun ah taasi haka welwelin. horay ayaana uga hadalnay arintaan ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5837.0

Laakiin dhabar xanuunka, qandhada iyo qoyaanka aad tilmaantay waxay tilmaamaysaa inuu infekshan kaadi mareenka uu jiro, si aad warbixin dheeraad ah uga ogaatid akhriso qoraalladaan:
1- Caabuqa kaadi mareenka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0
2- Caabuqa xubnaha taranka ee dumarka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0
3- Caabuqa kaadiheysta ee xilliga arooska: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6468.0

Markaad qoraalladaas akhrisatid waxaa kaaga soo bixi doona warbixin dheeraad ah oo ku saabsan cabashadaada, kadib raac talooyinka ku xusan.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version