Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Naqaska igu xirma waqtiga roobka?
(1/1)
Mohamed11:
asc dhamaan bahada caafimaadka waan salamaya meelkasta ay joogan okixiran shabakadan.sidokale waxan waxan mahadgaarale maamulka webkan. walaal waxan jeclanlaha in layga caawiyo cilad ihaysata uguhorayn waxan isku arke mudo dhawo marka roobka da'ayo amase hawada roob sogalo waxan daremaya naqaska oo iguxirma hindhiso marka danbe heer waxan garayo heer an afka kaneefsado mida kale jaakad hada gashto naqaska wu igasidaraya hada iskabixiyana wan roonanaya waad mahadsantihin
SomaliDoc:
Taasi waa allarji ka dhasha isbadalka cimillada, waana sanboor ama xasaasiyad xabadka ah, akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version