Author Topic: Su'aal: Hadalka iyo wax walba ayaa ku adkaanaaya?  (Read 3631 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Umu Ritaaj

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Hadalka iyo wax walba ayaa ku adkaanaaya?
« on: May 02, 2017, 01:23:33 PM »
Asc doctor salaan kadib gabar yar oo aan dhalay oo hada sanadki koowaad u buuxsamey ayaan madax ari oo karsan hilbo yar yar uga jar jaray oon siiyey kadib dadki ayaa i yiri hadalka iyo wax walba ayaa ku adkaanaaya hadalkana kama soo baxaayo oo madaxeeda iyo fahamkeeda ayaa adkaanaaya ee ditoore wal wal baa i galaye ma run baa?!




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Hadalka iyo wax walba ayaa ku adkaanaaya?
« Reply #1 on: September 17, 2017, 08:59:08 PM »
Waxaasi waa sheeko soomaali, waxba kama jiraan. gabadha hilibka iyo maraqa siiso.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: