Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Hadalka iyo wax walba ayaa ku adkaanaaya?

(1/1)

Umu Ritaaj:
Asc doctor salaan kadib gabar yar oo aan dhalay oo hada sanadki koowaad u buuxsamey ayaan madax ari oo karsan hilbo yar yar uga jar jaray oon siiyey kadib dadki ayaa i yiri hadalka iyo wax walba ayaa ku adkaanaaya hadalkana kama soo baxaayo oo madaxeeda iyo fahamkeeda ayaa adkaanaaya ee ditoore wal wal baa i galaye ma run baa?!

SomaliDoc:
Waxaasi waa sheeko soomaali, waxba kama jiraan. gabadha hilibka iyo maraqa siiso.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version