Author Topic: Su'aal: Biyaha gacanteyda ayan isaga keeni jiray?  (Read 6584 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Fariid yare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Biyaha gacanteyda ayan isaga keeni jiray?
« on: May 02, 2017, 05:08:25 PM »
Asc diktoore waxaan ahay wiil dhallinyaro da'da 21. Diktoore biyaha gacanteyda ayan isaga keeni jiray kadib waan dhibsaday oo waxaan go'aansaday ina iska dhaafo balse muddo kadib dareen markuu i galo baa waxaan billaabay in aflaam galmo ah daawado annigoo siigeysaneynin ama wax biyo ah iska keeneenin sidaa darteed markaan muddo iska daawado baa biyaha si iskood ah iney iiga imaadaan billaabatay..  Diktoore markii seddex goor cml sidaa biyaha iiga imaadeen ayaan waxaa isku arkay maalinbaa waxaa dhacday in filin galmo ah aan daarto markaas waxaa dhacday in markii aan kacsaday isla markii biyo iga imaadeen waan kanaxay arrintaa diktoore oo waxaan isdhahay saameyn bey kugu yeelatay ee diktoore maxaa igula talin laheed?..  Maxaase ila gudboon? ... Maka soo kabsan karaa xaaladaas mise daaweyn ayaan u baahanahay..... Mahadsanid fadlan iiga soo jawaab




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Biyaha gacanteyda ayan isaga keeni jiray?
« Reply #1 on: September 17, 2017, 09:01:40 PM »
Waxaan kugula talin lahaa inaad joojisid daawashada aflaanta xunxun, waxaana laga dhaxlaa dhibaatooyin badan oo ay arrintani ka mid tahay, horay ayaana ugu faahfaahinnay qoraalkaan ee akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7635.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Cabidda Shaaha Iyo Biyaha Cusbada Laga saray Makeni Kartaa Kaadi Xannun?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18740
Last post August 08, 2011, 07:55:39 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Biyaha Caagadaha Kujira Ee Morgaraysan (Bottled Water) Khatar Mayihiin?

Started by AarDacarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7618
Last post October 16, 2015, 11:59:11 AM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35722
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxa Aan Ku HunGoobay Siikada (Gacanta Biyaha La iskaga Keeno)?

Started by Wiil.SoomaliyeedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15761
Last post January 09, 2016, 03:57:35 PM
by SomaliDoc
Biyaha ama Shahwada oo laysku celiyo dhib miye ledahay?

Started by IlyaasmaxamedBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 8736
Last post December 22, 2017, 03:27:38 PM
by Ilyaasmaxamed