Author Topic: Su'aal: Minka lagubo iyo caafimaadka?  (Read 3583 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Funasri

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Minka lagubo iyo caafimaadka?
« on: May 05, 2017, 09:28:01 AM »
Asc Ditoore salaan kadib waxan qaba suaasha miinka oo lagubo iyo caafimaadka taas oo aad soomaalida ugu badan tahay, marki labada xaas mudo isqabaan oo  wax  dhali waayen oo latashtaan dhaqaatiirta ayey inta badan ladhahaa ekfishinka miinka kugu yaalo waana laguba kadib waad dhaleesa. Gubitaanka kadib qaarna way dhalaan qaarna sidooda ayey ahaadeen, qaarneh dhalmo kasto kahor ayaa lagubaa.

Mahadsanid Dr. Mahdi




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Minka lagubo iyo caafimaadka?
« Reply #1 on: October 01, 2017, 04:59:41 PM »
Su'aashaan horay ayaan uga jawaabnay ee ka akhriso halkaan iyadoo faahfaahsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3280.msg10000.html#msg10000
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: