Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Minka lagubo iyo caafimaadka?
(1/1)
Funasri:
Asc Ditoore salaan kadib waxan qaba suaasha miinka oo lagubo iyo caafimaadka taas oo aad soomaalida ugu badan tahay, marki labada xaas mudo isqabaan oo wax dhali waayen oo latashtaan dhaqaatiirta ayey inta badan ladhahaa ekfishinka miinka kugu yaalo waana laguba kadib waad dhaleesa. Gubitaanka kadib qaarna way dhalaan qaarna sidooda ayey ahaadeen, qaarneh dhalmo kasto kahor ayaa lagubaa.
Mahadsanid Dr. Mahdi
SomaliDoc:
Su'aashaan horay ayaan uga jawaabnay ee ka akhriso halkaan iyadoo faahfaahsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3280.msg10000.html#msg10000
Navigation
[0] Message Index
Go to full version