Author Topic: Su'aal: Madmadow ayuu igu reebay finka?  (Read 3034 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ilias

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
Su'aal: Madmadow ayuu igu reebay finka?
« on: February 03, 2017, 11:05:31 PM »
Asc doc. Salaan kadib waqti badan ayaan finan lahaa ilaa qaangaarkyga marka waqtiga ay soo baxeen ayaan si xun u daawoyin kala gadisan u mariyey oo kala ah daawo dhaqameedyo iyo kuwa suuqa lagu iibiyo ee kiimikada ah kadib wajiga aad ayuu ii madoobaaday waan ka shalaayey dhibaato aad u wayn ayaan dareemay. Alxm hada markaan joojiyey isbadal dhab ayaan isku arkaa qaybihii u badnaa ee finanka way iga baaba'een wax yar ayaa igu haray waxayna igaga yaalan labada dhaban iyo wajiga dhaxdiisa aadna way u adag yihiin waxa dhacaan ahna ma laho xitaa hadaad tuujiso. Marka waxaan dareema in wali madowgii igu haray waliba qaybta sare ee wajiga ayuu u badan yhy. Doctor please caawimaad ayaan kaaga baahanahay xitaa haday kuwa guryaha lagu sameeyo yihiin (home remedy) marka waxaan Ku daawobo ii sheeg. Ilahay aya wax daaweeyee.

Mahadsanid doc.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Madmadow ayuu igu reebay finka?
« Reply #1 on: May 07, 2017, 08:57:28 PM »
Halkaan ka akhriso qoraal aan uga hadlay siyaabaha dabiiciga ah ee loola tacaalo haaraha wajiga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6318.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Wakhti intee leeg ayuu shaybaarku sheegi karaa xanuunadan?

Started by Somali_NabadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5527
Last post September 06, 2011, 10:16:08 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhiiga xaydku intee inleeg ayuu ka maqnaankaraa dumarka.?

Started by AbumohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 60887
Last post August 23, 2010, 06:10:06 PM
by Abumohamed
Su'aal: Cabeeb labadii biloodba mar ayuu carabka iiga soo baxaa?

Started by ShuuriyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8005
Last post May 19, 2011, 08:43:10 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Whey protein hadii laqato ma wax dhib ayuu leyahay?

Started by Xireey Xuuriye DhuxulBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4621
Last post March 17, 2016, 06:15:32 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Sigaarka side ayuu wax yelo ugu geysta heart and lungs?

Started by HusniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5025
Last post June 01, 2016, 09:15:36 PM
by SomaliDoc