Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dhiig markaa shubayso maxaa lagaa baaraa?
(1/1)
Maaji29:
dhiiga markaad shubeyso maxaa lagaaa baaraaana adingoo raali ah dr
SomaliDoc:
Waxaa lagaa baarayaa cadadda dhiiggaa, nuuciisa iyo inay isqaadan karaan qofka dhiigga lagu shubaayo.
Waxaa kaloo lagaa baarayaa in aad qabtid xanuunada ku kala gudbo dhiig-shubidda sida HIV-ga, Cagaarshowga nuucyadiisa B iyo C iyo cudurka isfiilitada.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version