Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Markaan seexdo waxaa afka iga imaato calyo?

(1/1)

Hadi57:
Aslm  waan idiin salaamay dhamaan dhakhaatiirta waadna ku Mahayana tihiin shaqada wanaagsan ee aad u haysaan umada soomaaliyeed meelkastoy joogto .
Hadaan usoo laabto suaashayda.
 Markaan seexdo waxaa afka  iga imaato calyo, candhuuf, ama dheecaan  khadhaadh ama aad u dhadhan xun  khaasatan roor soodhawaadkii waxaana iolosha laabxuunshada fadlan icaawi

SomaliDoc:
Horay ayaan uga jawaabnay su'aashaan ee link-gaan ka akhriso faahfaahinteeda: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3111.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version