Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Qof sokor qabo dhiig ma shubi karaa?

(1/1)

Maaji29:
Qof sokor qabo dhiig mashubi karaa. ...
Qofka dhiiga laga shubo maxaa laga baaraana iisheeg.

SomaliDoc:
Haa qof sokor qabo dhiig wuu shubi karaa, macaanka laguma kala qaado dhiig shubista.

Waxyaabaha ugu muhiimsan ee dhiigga laga baaro waa cudurrada la kala qaado ee halista ah sida HIV-ga, Cagaarshowga B iyo C iyo Isfiilitada.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version