Author Topic: Su'aal: Qof sokor qabo dhiig ma shubi karaa?  (Read 3883 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Maaji29

  • Newbie
  • *
  • Posts: 17
  • Points: +0/-0
Su'aal: Qof sokor qabo dhiig ma shubi karaa?
« on: May 11, 2017, 09:13:00 PM »
Qof sokor qabo dhiig mashubi karaa. ...
Qofka dhiiga laga shubo maxaa laga baaraana iisheeg.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Qof sokor qabo dhiig ma shubi karaa?
« Reply #1 on: October 12, 2017, 02:51:16 PM »
Haa qof sokor qabo dhiig wuu shubi karaa, macaanka laguma kala qaado dhiig shubista.

Waxyaabaha ugu muhiimsan ee dhiigga laga baaro waa cudurrada la kala qaado ee halista ah sida HIV-ga, Cagaarshowga B iyo C iyo Isfiilitada.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: