Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cidida salkeeda oo bukoota?
(1/1)
Salaado cali:
Asc Dr Qeyar Allah idin siiyo suaashayda waxay tahay
Farah gacanta midig salka cidiyah ayaa waxaa IGA gaaratay salid kulul ka dib waxay barareen malaxa ayeyey yeesheeen waxaa laga joogaa afar sano wilina ma reeesan cididi way is badashay bararkii waa saaranyahay
Dharka markaan dhaqo oo kale malxa ayaa gasho walina dhaqtar ma tusin gacantana way I daqnanaysaa marks maxaad iigula talin lahayt
SomaliDoc:
Afar sano way badan tahay, inay mar hore raysato ayaa la rabay haddii aadan qabin xanuun u diidayo raysashada sida macaanka ama xanuunada neerfaha ee faraha ku dhaca, fadlan dhakhtar la xiriir, haddii kale sawirrada farahaaga noogu soo dir qeybta farriimaha ee boggeena Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/
Salaado cali:
Shukuran Dr waan aadi dr
Navigation
[0] Message Index
Go to full version