Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Gacamaha iyo lugaha oo kulul?
(1/1)
Salaado cali:
Asc wrb Dr wiil yar 2sano jir ayaa mar kasta gacamahiisa iyo lugihiisa kulul yihiin marks maxaa sababi Kara?
SomaliDoc:
Waxyaabo badan ayaa keeni kara in cagaha iyo lugaha ku ololaan, waxaana ugu badan xanuunka Gaaska, laakiin casharkaan ka akhriso waxyaabaha keeno iyo siyaabaha lagu kala garto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5716.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version