Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: maxaa lagula tacaalaa caano kaxatada?

(1/1)

Mmfiqi:
assalamu caleykum. waad ku mahadsantihiin howshiina culus.
waxaan la yiraaho CAANO KAXATADA ee wakhtiyada qaar dadka ka soo daadato oo xitaa heer qolfoof gaarto maxaa lagula tacaalaa? dhibse ma keentaa? mahadsanidiin.

SomaliDoc:
Haddii aad ula jeedid "caano-gocatada", qoraal baan kaga hadalnay ee link-gaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1006.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version