Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay ( white heads ) ?
(1/1)
Anassm:
Asc waxan qaba suashan oo afka qalad
Lagu yirahdo white heads
1: maxay tahay ?
2: maxa keena?
3: maxa udaawa ah ?
Waxan rajena inad fahanten suasheyda oo adka iga jawabi dontan insha Allah,
Wadna Ku mahad santihin howsha ad bulshada uheysan.. :)
SomaliDoc:
Jawaabaha ku saabsan "White heads" iyo waxa uu kaga duwan yahay "Black heads" ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version