Author Topic: Su'aal: Waxaa isku argay cabur ka jiro labada duleel Ee sanka?  (Read 5458 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Abdiali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Assalamu aleikum waan idiin salaamay dhamaan dhaqaatiirta.
Waxaa I haayo xanuun.
Malmo laga joogo 15 maalin ka hor waxaa isku argay cabur ka jiro labada duleel Ee sanka iyo duleelka dhuunta iskaga darsamaan.shan maalin kadib wuxuu keenay qando Iyo barar yar oo ah garka hoostiis Iyo calosha oo I socoto. Waxaan jooga Cyprus waxaa u tagay Dhaqtar wuxuu isoo siiyay throat spry Iyo tablet Vitamin ah. Kadib sadex maalin wali sidii lee sii ahay. Waan ku noqday hadane wuxuu isoo siiyay antipiotic 1000mg ah waxaa ka sii qaaday lafo xanuun. Waxaa markaas kadib aadey hospital weyn Monday dii. Waxee iga qaadeyn dhiig raajato na dhuunta wee iga saareyn result waxee igu dhaheyn waxbo ma qabtid. Cunto da wee I dhibeysaa 24 hours na qando wee I heysaa.  waxaa dareemay dhuunta gudaha  xanuun Iyo kuleel hur ah. Minute walbo waxaa dareema qaleel Iyo in ee wax ii taagan yihiin. Every 2 hours waxaa cabaa 1 Liter biyo ah waxno kama dareemayo biyaha. Qeybta wajiga Ee sanka kor kiisa ah waxaa ka dareema asaga na cabur Iyo xanuun. Mar walbo waxaan rabaa in . Aan wax tufo lkn ma iga imaanayan. Kadib waxaan tagay Dhaqtar private ah OO QAABILSAN dhegaha & sanka & dhuunta. Baaris kadib wuxuu I tusiyay labo hilib oo xireyn labada duleel ee sanka ah. Wuxuu igu yiri waa elargy. Wuxuu ii qoray syrup (Actifed)  iyo tablet shuban joojiye ah. Wuxuu na igu yiri  jooji Antibiotika. Manta oo Tariikhda tahay. 13/5/2017/ waxaa wali dareema xanuun .lkn calosha wee istaagtay. Hada waxaa igu daran sanka hilibkaas ku yaal iyo dhuunta qaleel keyda Dhinaca balwada waxaa cabi jiray shishada every day 1 time. No alcohol no sigar. Fadlan igu caawiya aqoontiina. Si saaid ah ayaa u murugooday. Maxaa keeni karo thanks somalidoc




Offline Fariida Hassan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Waxaa isku argay cabur ka jiro labada duleel Ee sanka?
« Reply #1 on: September 18, 2017, 12:54:25 AM »
Wll isku mid ayaa nhy waxan anigaba wan qabaa laba bilood ayuu i hayaa dhaqtar wn ka daalay wx iima sheegin xataa wadno xanuun iyo tabar daro ayaa ii sii dheer wxn rajeynayaa diktoorka inuu inooga soo jwbo Insha Allah lkn shiishad, sigaar iyo wixii la mid ah toona ma cabo

Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal: Waxaa isku argay cabur ka jiro labada duleel Ee sanka?
« Reply #2 on: September 19, 2017, 12:17:25 PM »
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan caburka, linkiyada la socdana akhriso si aad wax badan uga fahamtid:-
http://bit.ly/2wrEu0i
Talo SAARO Allaah


 

Su'aal: "Sixirka" iyo jirada "schizophrenia" ma isku mid baa?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 26464
Last post April 20, 2015, 12:29:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa igu yaallo buro "Fibroadenoma"?

Started by HabsaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12651
Last post July 05, 2017, 01:34:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhuunta ilaa qoorta iiga yaal buur buur?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15140
Last post February 28, 2016, 01:40:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhib weyn igu haya dhareer afka ka yimaado marka aan seexdo?

Started by Haji2Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 61146
Last post December 05, 2015, 11:34:53 AM
by SomaliDoc
Su'aal: marka uu hargab ku dhaco oo uu qufaco waxaa dheecaan ka yimaado dhagta bidixda ah?

Started by DeeqcaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14140
Last post November 01, 2011, 07:58:14 PM
by SomaliDoc