Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Idhaha ilaa qeybta hore ee maskaxda wey I xanuuntaa?
(1/1)
Maaji29:
Dr marka hore mahad sanidiin sida aad dadka ucaawisaan
Idhaha ilaa qeybta hore ee maskaxda wey I xanuuntaa marka aan seexdo waana kafiicmaada hadan sootoso Mar marka qaar waan dareema badanaa waxaan dareema shanta sac ilaa todobada sc duhurkii marka maxay thay in sha alah jwb
SomaliDoc:
Madax xanuunka laga dareemo dhafoorka, indho xanuune la socdo waxaa loo yaqaanaa "Tension headache", waxaa badanaa la isku arkaa markaad aad u mashquulsan tahay ama jawwigu kulul yahay ama gaajo ku qabato, fadlan faahfaahin dheeraad ah ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version