Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Qustul hindi?
(1/1)
Umuabdalla:
Asc dhamaan wad mahadsantihiin taqaatiirta sharafta leh sida wanagsan e ad noga faaideysan hadan su asheyda u guda galo waxan raba inan wax ka ogaado Geedka la dhaho Qustul hindi luqada carabigane lagu dhaho ????? ?????? faaidada ku jirto iyo wuxu uroon yahay iyo wuxu u daranyahay iyo sida lo isticmaalayo mahadsanidin
Navigation
[0] Message Index
Go to full version