Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Naasaha ibtooda oo aad ii xanuunaa?
(1/1)
Amran Mohamed:
Asc dr waxan isticmalay dophaston oo la iso qoray sababo caafimad lkn side effect ayan ka daremaya naasaha ibtooda oo aad ii xanuunaa dharka xata iga dhipaayo horey na iskuguma aan arag tnks dr jawab ayan ka sugayaa qeyr allaah ku siyee
SomaliDoc:
Danqashada naasaha waa waxyeello ay wadato daawada "Duphaston", haweenka loo qorane badankood way isku arkaan, hadduu xanuunka ama danqashadu siyaado tahay waa inaad la tashataa dhakhtarkii daawada kuu qoray.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version