Author Topic: Su'aal: Lowska ma badiyaa shahwada?  (Read 6444 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Jaamac2020

  • Newbie
  • *
  • Posts: 19
  • Points: +0/-0
Su'aal: Lowska ma badiyaa shahwada?
« on: May 16, 2017, 10:16:34 AM »
Waxaan maqlay lowsku inuu shahwada raga uu badiyo???




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Lowska ma badiyaa shahwada?
« Reply #1 on: November 19, 2017, 10:08:45 AM »
Lowska iyo yicibta waxaa ka buuxa borotiinka loo yaqaano "Arginine" oo macdan qeyb weyn ka qaadato samaynta unugyada shahwada, sidoo kale waxaa ku jiro macdanta loo yaqaano "Zinc" oo iyadane muhiim u ah tirada iyo socodka xawada "Sperm", laakiin waxaa muhiim ah in la ogaado shahwo yarida ka dhalato xanuunada qaar sida caabuqa, tubooyinka xirma iyo unugyada xiniinyaaha oo wax gaara, waxba kama taro lowsa, wuxuu lowska iyo yicibta u fiican yihiin dadka aan xanuunadaas qabin, laakiin fitamiinnada iyo macdanta soo saarka shahwada muhiimka u ah ay ku yar tahay.

Akhriso cilladaha ku dhaco shahwada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2205.0

Wixii su'aalo khaas ah ama faahfaahin ku saabsan igala soo xiriir boggeena Facebook-ga: https://www.facebook.com/HealthySomalia/
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35206
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Shahwada inee bananka uso daadato markasto, dabiici miyaa?

Started by IlhaanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 30198
Last post June 26, 2015, 02:38:58 AM
by Cali Asaaro
Su'aal: Maxaa keeni karo shahwada oo dhaqsi ka imaata qofka?

Started by AnwarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 21452
Last post July 10, 2011, 08:10:55 PM
by SomaliDoc
Biyaha ama Shahwada oo laysku celiyo dhib miye ledahay?

Started by IlyaasmaxamedBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 8275
Last post December 22, 2017, 03:27:38 PM
by Ilyaasmaxamed
Su'aal: Meeshii shahwada laga rabay dhiig ayaa ka yimid?

Started by Kaamil121Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 20106
Last post December 20, 2018, 10:03:39 PM
by SomaliDoc