Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Galmada kadib?

(1/1)

Ashom:
Haween Ka oo dhabar  Ka looga itaago /looga joog joogsado galmada Ka bacdi isla markii ama dalbado in dhabarka looga istaago  uurka miyeey Ka hortagtaa ..maxaase keeno in ee dalbato ..thanks u

SomaliDoc:
In howsha ka dib la dareemo dhabar xanuun waxay tilmaan u tahay in qofka uu qabo xanuunka loo yaqaano "Osteoarhtirits" soomaaliduna u taqaano "Riixa", kaasoo dadku dareemaan inay u baahan yihiin in lagu joogjoogsado markay daalan ama howl culus qabtaan, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan xanuunkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2190.0

Midda ku saabsan in joogsiga dhabarka uu ka hortago uurka markii howsha la guto kadib waxba kama jiraan, laakiin haddii ay hooyadu uur leedahay in dhabarka looga istaago waa khalad waana halis, uurkane way soo ridi kartaa.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version